截得的索马里语新闻,关于南苏丹问题,熟悉字体。
标题:Labada Sudan oo ciidan wadajir ka hadlayo
Sudan iyo South Sudan ayaa sheegay inay ka hadlayaan inay dhisaan ciidan wadajir ah oo difaaco ceelasha biyaha ee South Sudan.
Labada dal ayaa ka cabsi qabo in ceelasha saliidda ay gacanta u galaan mucaardka uu hoggaaminayo madaxweyne kuxigeenkii hore Riek Machar.